Wasiirka Waxbarashada Puntland ayaa ka qayb-galay munaasabad qalin jebin ah- Video

Wasiirka Waxbarashada Puntland Abshir Yuusuf Ciise ayaa ka qayb-galay munaasabad qalin jebin ah oo loo qabtay ardayda dhamaysatay fasalka afraad Dugsiga sare ee Degmada Buraan.

Qaar ka mid ah ardaydii qalin jebisay.
Qaar ka mid ah ardaydii qalin jebisay.

HOOS KA DAAWO WARBIXIN UU KA DIYAARIYEY UNIVERSAL TV.

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.