Trump: Soomaali badan ayaa isku deyey inay ku biiraan Daacish- Video

Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa khudbad toos ah u jeediyey dadka Maraykanka, Si uu uga hadlo weerarkii lagu qaaday Orlando, Florida.


Khudbadiisa oo si toos ah loogala socday muuqaal baahiyayaasha ayuu ku soo hadal qaaday Soomaalida degan Minnesota, Isagoo leh qaar badan oo ka mid ah ayaa isku deyey inay ku biiraan Daacish (ISIS).

HOOS KA DAAWO KHUDBADII TRUMP.

Hadii aad jeceshahay inaad rukumato wararka iyo warbixinada Warsidahan, Fadlan LIKE saar Boga aanu ku leenahay Facebook ee Faaqidaad.com  .

Faaqidaad.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.