Somaliland: Wasiiro waan waan nabadeed u tegay Laascaanood

Wasiiradda Arrimaha Gudaha, Cadaalada iyo Warfaafinta Soomaliland ayaa maanta gaaray xarunta Gobolka Sool.


Sidii ay gacan uga geysan lahaayeen daminta xiisad ka taagan duleedka Laascaanood oo u dhexeysa labo beelood ayuu ujeedka safarkoodu salka ku hayaa, Sida uu sheegay Wasiir Warancade.

Hoos ka daawo safarka Wasiirada.

Hadii aad jeceshahay inaad rukumato wararka iyo warbixinada Warsidahan, Fadlan LIKE saar Boga aanu ku leenahay Facebook ee Faaqidaad.com  .

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.