Siyaasi Mustafe Janogale oo arimo badan ka hadlay

Mustafe Janogale oo ka tirsan siyaasiyiinta Gobolka Sanaag ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa arimo badan kaga hadlay warysi uu siiyey weriye Cabdi Aar.


Doorashada Soomaaliya iyo hanaanka loo marayo soo xulista saamiga gobolka Sanaag ka helay baarlamaanka ayuu soo hadal qaaday, isagoo ka digay in la gacan bidixeeyo.

Dhismihii Puntland, marxaladihii maamulkaasi soo maray iyo sida beel keliya isugu koobtay kuraastii dowliga ahayd ayuu taabtay.

Siyaasi Mustafe Maahir.
Siyaasi Mustafe Maahir.

Somaliland ayuu soo hadal qaaday isagoo xusay in beelaha Warsangeli iyo Dhulbahante aysan maamulkaas waxba ka dhisan shaqona ku lahayn.

Wadahadalka dhowaan u furmay Somaliland iyo Khaatumo ayuu ku sheegay mid aan la aqbali karin oo aysan ku jirin danta shacabka Khaatumo.

Hoos ka daawo waraysigaas oo dhamaystiran.

Fadlan Like saar bogayaga Facebook.

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.