Shiinaha ayaa soo bandhigay Bas cusub oo la yaab leh- Warbixin

Dalka Shiinaha ayaa soo bandhigay Bas cusub oo la yaab leh, Kaas oo markii qaadi kara rakaab dhan 1,200o isagoo ku dul socon doona gaadiidka kale.


Mashruucan ayaa looga gol leeyahay in wax lagaga qabto ciriiriga wadooyinka ee Shiinaha oo ah dalka koowaad ee dunida ugu dadka badan .

Dhaqaalaha dalkaas oo si xawli ah u koraya ayaa sababay in malaayiin dad ahi sanad kasta soo galaan dabaqada dhexe, kuwaas oo ku soo biiraya wadooyinka iyagoo wata gawaari u gaar ah, Taas oo ka dhigtay wadiiqooyinkii la mari jiray kuwo aad u samxad badan.

HOOS KA DAAWO WARBIXIN KU SAABSAN BASKA CUSUB.

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.