Obama wuxuu khudbad toos ah u jeediyey dadka Maraykanka

Madaxweyne Barack Obama wuxuu khudbad toos ah u jeedinayaa dadka Maraykanka, Si uu uga hadlo toogashadii ugu xumayd taariikhda dalkiisa oo ka dhacday Orlando, Florida, Taas oo galaaftay nolosha in ka badan 50 qof.


  • “Dilalka iyo weerarada noocan oo kale ah, Shaqo kuma laha diinta Islaamka”- Obama.
  • “Weerarka lagu qaaday dadka khaniisiinta ah, Waa mid ka dhigan duulaan lagu qaaday  qiimaheenii iyo waxaynu aaminsanahay”- Obama.
  • “Weerarkii ka dhacay Orlando, Florida wuxuu ahaa mid argagixiso” – Obama.

HOOS KA DAAWO KHUDBADII MADAXWEYNE OBAMA.

Hadii aad jeceshahay inaad rukumato wararka iyo warbixinada Warsidahan, Fadlan LIKE saar Boga aanu ku leenahay Facebook ee Faaqidaad.com  .

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.