Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo ku wajahan Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud.
Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa maalinimada beri ku wajahan Magaalada Muqdisho, Sida uu fahansanyahay Warsidaha Faaqidaad.

Saqda dhexe ee caawa ayuu ka duuli doonaa Magaalada Istanbuul halkaas oo uu kaga qayb galay shir weyne caalami ah oo lagaga hadlayey arrimaha bini’aadanimo ee dunida.

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.