Madaxweyne Gaas oo dib ugu laabtay Puntland

Madaxweyanah Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Muddo Sadex Casho ah ku maqanaa waddanka Imaaraadka ayaa dib ugu laabtay Puntlnad, Isaga oo ka degey Garoonka Diyaaradah Bosaaso.


Gaas ayaa ka warbixiyey Safarkii uu ku tegey Abu’Dhabi, Isagoo xusay inuu ku soo dhamaaday guul mar uu saxaafada kulla hadlayey garoonka diyaaradaha.

Arrimha laga wadda’hadalya ayaa u badnaa iskaashi dhanka gancsiga ah oo dhex mara Puntland iyo Imaaraadka, Ayuu Madaxweynuhu sii raaciyey hadalkiisa.

Madaxweyne Gaas wax yar ka hor intii aanu ka dhoofin Imaaraadka.
Madaxweyne Gaas wax yar ka hor intii aanu ka dhoofin Imaaraadka.

Madaxaweyne Gaas ayaa lagu waddaa inuu sii joogo magaaladda Bosaaso todobaadkan, Wixii markaas ka danbeeyana uu u sii gudbo xarunta Puntland ee Garoowe.

Boosaaso| Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.