Madaxweynaha Puntland oo u goodiyey Al-Shabaab- Daawo

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ugu goodiyey kooxda Al-Shabaab in maamulkiisu layn doono maxaabiista ay ka hayaan ururkaas.


“Waxaan u sheegayaa inay xabsiyada ka buuxaan Al-Shabaab badan, Marka ay kuwo dilaan anaguna waa dilaynaa, Markaa 5 dishaan anaguna 20 baan dilaynaa” Ayuu yiri .

Madaxweynuhu wuxuu ka tacsiyeeyey AHN Madaxdii ururka haweenka Gobolka Mudug Marxuumad Dhudi Yuusuf Aadan oo koox dablay ahi xalay ku dileen Gaalkacayo, Isagoo masuuliyada dilkaas dusha u saaray Al-Shabaab.

HOOS KA DAAWO HADALKA MADAXWEYNE GAAS.

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.