Khudbadii Madaxweyne Erdogan- Daawo

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta khudbad taariikhi ah ka jeediyey magaalada Muqdisho mar uu halkaas ka furayey dhismaha cusub ee safaarada dalkiisu ku yeelan doono Soomaaliya.


Wuxuu sheegay inay sii xoojin doonaan xiriirka ay la leeyihiin Soomaaliya, Isla markaana ay ka shaqayn doonaan sidii geeska Afrika uga soo kaban lahaa dagaalada sukeeye ee la degey.

Mashaariic badan ayuu soo hadal qaaday oo qaarkood la dhamaystiray halka kuwa kale qorshaysan yihiin, Isagoo balan qaaday in xero ciidamada lagu tababaro dhowaan la hir gelin doono uuna rajaynayo inuu furitaankeeda ka soo qayb galo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADA ERDOGAN.

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.