Jarmalku 2:0 ayuu kaga badiyey Ukraine – Euro 2016

Xulka Jarmalka ayaa kaga badiyey dhigooda Ukraine 2:0 ciyaaraha Euro 2016 oo maalintii sadexaad ka socda dalka Faransiiska.


Goolka hore waxaa u dhaliyey daqiiqadii 19aad Mustafe, Halka daqiiqadii 92aad uu goolka labaad u keenay Schweinsteiger oo baas qurux badan ka helay Ozil.

Poland ayaa dhankeeda 1:0 kaga adkaatay Woqooyiga Ireland oo ay ku wada jiraan Kooxda C.

Turkiga oo ku jira kooxda D waxa gaaracay oo kaga badiyey 0:1 Xulka Croatia.

Jarmalku wuxuu ka mid yahay xulalka looga baqsan yahay koobkan.
Jarmalku wuxuu ka mid yahay xulalka looga baqsan yahay koobkan.

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.