Isku aadka Koobka Kooxaha Yurub

Kooxaha Man City iyo Barcelona ayaa ku wada jira Group C, Barcelona ayaa laba jeer Man city wareega 16aad ku reebtay sadexdii sanadood ee u dambeeyey.

Arrinta xiisaha leh ayaa ah Pep Guardiola oo horay u soo layliyey Barcelona intii u dhexeysey 2008dii ilaa 2012kii inuu haatan tababare u yahay Man City.


Real Madrid oo haysata horyaalka Koobka kooxa qaarada Yurub ayaa ku jirta Group F, Brussia Dortmund, Sporting Lisbon iyo Legia Warsaw ayaa kula jira.

Is araga koowaad ee kooxaha ayaa bilaabanaya 13ka iyo 14ka bisha sagaalaad.


Hoos ka akhri sida kooxuhu isugu aadeen


Group A: Paris St-Germain (France), Arsenal (England), Basel (Switzerland), Ludogorets (Bulgaria).

Man City iyo Barcelona ayaa ku wada jira Group C.
Man City iyo Barcelona ayaa ku wada jira Group C.

Group B: Benfica (Portugal), Napoli (Italy), Dynamo Kiev (Ukraine), Besiktas (Turkey).

Group C: Barcelona (Spain), Manchester City (England), Borussia Monchengladbach (Germany), Celtic (Scotland).

Group D: Bayern Munich (Germany), Atletico Madrid (Spain), PSV Eindhoven (Netherlands), Rostov (Russia).

Group E: CSKA Moscow (Russia), Bayer Leverkusen (Germany), Tottenham (England), Monaco (France).

Group F: Real Madrid (Spain), Borussia Dortmund (Germany), Sporting Lisbon (Portugal), Legia Warsaw (Poland).


Group G: Leicester City (England), Porto (Portugal), Club Brugge (Belgium), FC Copenhagen (Denmark).

Group H: Juventus (Italy), Sevilla (Spain), Lyon (France), Dinamo Zagreb (Croatia).


Fadlan Like saar bogayaga Facebook.

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.