Isbarbar dhig awooda ciidan ee ‪‎Somaliland‬ iyo ‪‎Puntland‬

Warsidaha Faaqidaad wuxuu is barbar dhig ku sameeyey ciidamada Somaliland iyo Puntland ujeedada aanu ka leenahay maahan in aanu kicino dufaano colaadeed, Wax duwanaansho ahna noogama leh barnaamijyada kale ee aanu baahino.


Waxaanu dareensanahay in dad badani si yaabo kala duwan noogu dhaleeceeyeen laakiin taas wax dhib ah uma aragno kamana doodayno waayo in aanu tixgelino qofkasta fekerkiisa gaarka ah waa mid bud dhig u ah shuruucda noo degsan.

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.