Hoggaamiyeyaasha madasha wadatashiga qaran oo ku shirsan Muqdisho

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Raysal Wasaaraha, Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Galmudug, Koonfurgalbeed iyo Jubbaland ayaa maanta shir uga furmay magaalada Muqdisho.

Hogaamiyayaasha Madasha wadatashiga qaran.
Hogaamiyayaasha Madasha wadatashiga qaran.

Xubnahan oo ku midaysan waxa loogu yeero madasha wadatashiga qaran ayaa kulankooda kaga xaajoonaya doorashooyinka la qorsheeyey inay dalka ka qabsoomaan sanadkan 2016.

Amaanka qaranka ayaa ka mid ah qodobada laga wada hadli doono maadaama Dastuurka qabyada ahi qorayo inay Dowlada Federaalka iyo Dowlada Goboleedyadu ka wada xaajoodaan siyaasadii lagu maamuli lahaa Amaanka qaranka.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sh. Cusmaan (Jawaari) iyo labadiisa ku xigeen ayaan ka qayb gelin kulankan lamana garan karo sababta ay kaga maqan yihiiin.

madatsha 2

madasha 4

MADASHA 1

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.