Tores, D Costa Iyo Mata oo laga reebay Liiska Cayaartooyda Xulka Spain uga qaybgalaya Euro 2016

Macalinka kooxda Spain Vicente Del Bosque, ayaa xushay 25 laacib oo Spain uga qayb gelaya Euro 2016, oo lagu wado inay ka qabsoonto France bisha Lixaad.

Fernando Tores, Diego Costa Iyo Juan Mata-
Fernando Tores, Diego Costa Iyo Juan Mata-

Costa iyo Tores oo ah weeraryahanada ugu caansan Spain ayaan ka dhex muuqan liiska. Del Bosque oo difaacaya xulashadiisa ayaa ku macnayey inaanu wadan karin laacibin badan oo dhaawac ah, Waxaa xusid mudan in David Silva oo Liiska ku jira uu Kooxdiisa Man City uga maqan yahay dhaawac.

Del Bosque weeraryahanadan bedelkooda wuxuu qaatay Saul Niguez iyo Lucaz Vazquez oo aan weli Cayaar keliya u safan Qaranka.

Alvaro Morata oo Juventus oo dheela ayaa ah weerar yahanka ugu cadcad Spain iminka, Spain ayaa lagu bartay inay ku cayaarto ( False 9) oo macnaheedu yahay inay laacib dhexda ka cayaara u adeegsato Weerar.

Spain ayaa difaacanaysa Euro 2016. 2008 iyo 2012 labadaba iayada ayaa kuguulaysatey.

Hoos ka akhriso Liiska oo Dhamaystiran:

Goalkeepers: Iker Casillas (Porto), David de Gea (Manchester United), Sergio Rico (Sevilla).

Defenders: Jordi Alba, Gerard Pique, Marc Bartra (all Barcelona), Sergio Ramos, Dani Carvajal (Real Madrid), Cesar Azpilicueta (Chelsea), Juanfran (Atletico Madrid).

Midfielders: Sergio Busquets, Andres Iniesta (both Barcelona), David Silva (Manchester City), Mikel San Jose (Athletic Bilbao), Koke, Saul Niguez (both Atletico Madrid), Cesc Fabregas (Chelsea), Thiago Alcantara (Bayern Munich), Isco (Real Madrid), Bruno Soriano (Villarreal).

Forwards: Pedro Rodriguez (Chelsea), Alvaro Morata (Juventus), Aritz Aduriz (Athletic Bilbao), Nolito (Celta Vigo), Lucas Vazquez (Real Madrid).

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.