Ethiopia oo ka dalbatay Ruushka inuu kala hadlo Arrimaha Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibada Ethiopia oo booqasho ku tegey magaalada Moosko 3 beri kadib markii uu halkaas booqday Raysal Wasaaraha Soomaaliya si uu uga codsado saanad Ciidan ayaa ka dalbaday Ruushka inuu iyaga kala hadlo Arrimaha Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo Warbixin uu amuurtaas Warsidaha Faaqidaad ka diyaariyey.

Faaqidaad.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.