Erdogan iyo Xasan oo si wada jir ah xariga uga jaray dhismaha Safaarada Turkiga- Video

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo dhigiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta si wada jir ah xariga uga jaray dhismaha safaarada Ankara ku yeelan doonto Muqdisho.


Dhismahan ayaa noqon doona kan ugu weyn marka la barbar dhigo safaaradaha dunida daafaheeda uu Turkigu ku leeyahay, Sida ay xaqiijisay Wasaaradda Arrimaha Dibada ee dalkaas.

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO QAABILAY DHIGIISA TURKIGA.

HOOS KA DAAWO SAWIRO XUL AH. 

Erdogan oo la hadlaya dadweynaha wax yar ka hor xariga jarka.
Erdogan oo la hadlaya dadweynaha wax yar ka hor xariga jarka.

erdogan 3

Erdogan 4

Madaxweynayaasha oo si wada jir ah dhismaha xariga uga jaraya.
Madaxweynayaasha oo si wada jir ah dhismaha xariga uga jaraya.

5

Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhigiisa Turkiga oo ku kulmay gudaha safaarada.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhigiisa Turkiga oo ku kulmay gudaha safaarada.

7

Murwada koowaad ee Soomaaliya iyo Murwada koowaad ee Turkiga.
Murwada koowaad ee Soomaaliya iyo Murwada koowaad ee Turkiga.

Faaqidaad.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.