DEG DEG: Madaxweyne Xasan oo xeer ku dhaqan geliyey heshiiskii madasha- DAAWO

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa soo saaray xeer lama filaan ah kaas oo uu ku dhaqan gelinayo heshiiskii Muqdisho ee ay horay u gaareen madasha wadatashiga qaran.

Baarlamaanka ayaa ku guul daraystay inuu meel mariyo heshiiskaas taas oo ka caraysiisay beesha caalamka oo iyaguna cadaadis ku saaray hogaamiyayaasha Dowlada Federaalka sii loo ansixin lahaa heshiiskii madasha oo fure u ah geedi socodka doorashooyinka 2016.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SHIRKII JARAA’ID EE MADAXWEYNAHA:

Faaqidaad.