David Cameron wuxuu Muslimiinta ugu hambalyeeyey Bisha Ramadaan

Raysal Wasaaraha Dalka Ingiriiska David Cameron ayaa ugu hambalyeeyey Muslimiinta ku nool guud ahaan dunida iyo kuwa ku dhaqan dalkiisa dhalashada bisha Ramadaan.


Cameron wuxuu soo hadal qaaday dagaalka sukeeye ee ka socda dalka Suuriya, Isagoo leh waa in laga faa’iideysto bishan oo laga shaqeeyo sidii loo soo afjari lahaa.

HOOS KA DAAWO FARIINTA CAMERON.


Faaqidaad

Leave a Reply

Your email address will not be published.