DAAWO: Xeerkii Madaxweynuhu ku dhaqan geliyey heshiiskii madasha

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta 22, May 2016 soo saaray Xeer sumadiisu tahay 38 kaas oo lagu ansixiyey habraaca doorashada dad’ban ee 2016, Sida uu warbaahinta u akhriyey Afhayeenkiisu.


Madaxweynuhu markuu arkay talo soo jeedinta Raysal Wasaaraha, Markuu arkay soo bandhigida hanaanka doorashada ee sanadka 2016 ee 30 April, Markuu arkay qaraarka Baarlamaanku ansixiyey ee tirsigiisu ahaa GSS22A15 iyo qodobo kale wuxuu soo saaray Xeerkan, Ayuu yiri Afhayeenka Madaxtooyada Daa’uud Aweys.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SHIRKII JARAA’ID EE MADAXWEYNAHA:

HALKAN HOOSE KA DAAWO XEERKAAS OO AFHAYEENKU AKHRINAYO.

Faaqidaad.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.