Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku nool dalka Maraykanka ayaa ku soo bandhigay Jaamacada Gobolka Ohio ciyaar dhaqameed jac buris ah taas oo isugu jirtay Dhaanto, Goobileey iyo Jaandheer.