Alle ha u naxariisto Wasiirkii Hawlaha Guud ee Soomaaliya ahaana mudane ka tirsan Gollaha Shacabka ee Soomaaliya, waxaa maanta galinkii dambe Aas Qaran loogu sameeyay Qabuuro ku yaal Isbitaalka Madiina ee Muqdisho. Salaada Jinaasada ayaa marxuunka lagula tukaday Masjid ku yaal Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ka qaybgalay Madaxwaynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed cabdulaahi […]
Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa bil dib u dhacday waxaana loo raray 30 Novembar sida ay shaaciyeen Gudiga Doorashada Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Doorashooyinka Hogaanka Baarlamaanka Aqalka hoose iyo kan sare ayaa igauna daba maray wakhtigii loogu talo galay, waxaana sidaas lagu sheegay Warsaxaafadeed galabta kasoo baxay gudiga Doorashooyinka Soomaaliya. Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu […]
25 Bishaan oo ah maalin Axad ah ayay ahayd in maamul Goboleedyada Soomaaliya oo ay qayb ka yhiin Gobolada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe oo aan maamul lahayn inay soo gudbiyaan xubnaha Aqalka Sare u matalaya kuwaas soo xulistooda ay leeyihiin Madaxwaynayaasha maamulada oo la tashanaya Odayaasha dhaqanka. Jadwalka doorasho ayaa ay samayn ku yeelan doontaa […]
Safiiraka Soomaaliya u fadhiya Kenya Danjire jamaal Maxamed Xassan ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal Raila Odinga yiri oo ahaa in Aduun weynuhu aqoonsado Somaaliland. Jamaal wuxu ku tilmaamay hadalka Raysal Wasaarihii hore ee Kiinya mid masuuliyad daro ku dheehantahay, meel ka dhacna ku ah midnimadda dhuleed ee Soomaaliya. Odinga ayaa sheegay mar uu hadal […]
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo magcaabay gudiga doorashooyinka, kadib markii beesha caalamku ku cadaadiyeen inuu ka laabto gudi uu horay u soo magcaabay. Gudigan cusub kuma jiraan Wasiiro ka tirsan dowlada waxayna u badanyihiin bulshada rayidka ah iyadoo ay ka dhex muuqdaan siyaasiyiin horay xilal dalka uga soo qabtay. Gudigu wuxuu ka kooban yahay […]
Madaxweynaha Soomaaliya oo ay weheliyaan Raysal Wasaaraha, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo saraakiil ka socota beesha caalamka ayaa ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayey qorshaha qaranka. Qorshahani wuxuu saldhig u noqon doonaa hiigsiga dowlada ee sadexda sano ee soo socoda iyadoo laga amba qaadi doono mashaariicda dalka laga fulinayo. Mashaariicda Soomaaliya mudnaanta koowaad u leh ayna […]