Daawo:- Madaxwaynaha Puntland ”kuwa diidan Dawladnimada Alshabaab ayay Canshuurta siiyaan”.

Daawo:- Madaxwaynaha Puntland ”kuwa diidan Dawladnimada Alshabaab ayay Canshuurta siiyaan”.

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si adag uga hadlay xirnaanshaha suuqayada Boosaaso oo maalmahaan u xirnaa Canshuur ay diideen inay bixiyaan ganacsatada guryaha ganacsiga iska leh. Madaxwaynaha ayaa sheegay inaan canshuurta lagu lahayn dadka dukaamadu u kiraysan yihiin balse canshuurtaan lagu leeyahay dadka iska leh dhismayaasha ganacsiga ayna waajib dastuuri ah […]

Wadada Ceerigaabo oo 60 dareewal loo qaatay

Wadada Ceerigaabo oo 60 dareewal loo qaatay

Guddiga dhismaha wadada isku xiri doonta Ceeldaahir ilaa Ceerigaabo ayaa maanta Boosaaso kaga qaaday imtixaan 60 dareewal oo u tartamay wadida gaadiidka lagaga shaqayn doono dhismaha wadadaas. Dareewalladan ayaa laga soo xulay ilaa 120 horay u soo codsatay ka shaqaynta mashruucan, xubno ka socday gudiga iyo khuburo kale ayaa joogay goobtii intixaanka lagu qaadayey. Maxamed […]

Gaas oo garoowe ku laabtay

Gaas oo garoowe ku laabtay

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii ballaarnaa ee  uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb gelay shirkii Madasha wadatashiga qaran ee dhowaan kusoo xirmay magaalada Muqdisho ayaa maanta 15 September, 2016-ka soo gaarey magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Konoko kusoo  dhoweeyey guddoomiye ku-xigeenka […]

Damalaxagare oo xarun caafimaad laga dhagax dhigay

Damalaxagare oo xarun caafimaad laga dhagax dhigay

Waxaa Magalada Damalaxagare Ee Gobolka sanaaga Laga Dhagax Dhigay MCH xaruunta Hooyada Iyo Dhalanka oo markii ugu horeeysey ay yeelan doonto degaanka Damalaxagre ee gobolka sanaag. Xaruntan ayaa waxaa dhisidoona dadka degaanka oo sheegay in ay ku hirgelindoonaan si iskaa wax u qabso ah, dhagax dhigan ayaa waxaa goob joog ahaa Odaysha Magalada,Ururka Haweenka Damalaxagare […]

Siyaasi Mustafe Janogale oo arimo badan ka hadlay

Siyaasi Mustafe Janogale oo arimo badan ka hadlay

Mustafe Janogale oo ka tirsan siyaasiyiinta Gobolka Sanaag ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa arimo badan kaga hadlay warysi uu siiyey weriye Cabdi Aar. Doorashada Soomaaliya iyo hanaanka loo marayo soo xulista saamiga gobolka Sanaag ka helay baarlamaanka ayuu soo hadal qaaday, isagoo ka digay in la gacan bidixeeyo. Dhismihii Puntland, marxaladihii maamulkaasi soo maray […]

Qaraxyo ka dhacay Gaalkacayo

Qaraxyo ka dhacay Gaalkacayo

Dowlada hoose ee Gaalkacayo oo ay shir ugu balansanaayeen maamulka degmada ayaa qof naftii halige ahi isku qarxiyey, Sida uu Faaqidaad u sheegay goobjooge. Goobtii qaraxu ka dhacay ayey dadweyne badani ku yaaceen, nasiib xumo gaari ay ka buuxaan walxaha qarxa ayaa soo beegsaday oo isku miidaamiyey. Qofka la hadlay Faaqidaad wuxu sheegay in gaariga […]

Minneapolis iyo Boosaaso oo mataanoobay

Minneapolis iyo Boosaaso oo mataanoobay

Duqa Minneapolis Besty Hodges iyo kan Boosaaso Yaasiin Mire Maxamuud ayaa qalinka ku duugey mataanaynta labadda Magaalo. Minneapolis waxa ku nool jaaliyad balaaran oo Soomaaliyeed oo firfircoon, Cabdi Warsame oo ah xildhibaan Golaha Deegaanka MNPLS, ayaa ka mid ah dadka kasoo shaqeeyey inay hirgasho mataanaynta labada magaalo. Boosaaso ayaa durba ka faa’iidey mataanaynta labada magaalo, iyadoo […]

Madaxweyne Gaas “Kuwa Carmo Khalkhalka ka wadaa waa argagixiso”

Madaxweyne Gaas “Kuwa Carmo Khalkhalka ka wadaa waa argagixiso”

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay duleedka degmada Carmo. Qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Facebook ayuu ku sheegay inaysan dowladiisu gacanta ka laaban doonin kuwa khalkhalka gelinaya nabada iyo xasilooniada Puntland. “Xaalada Puntland kasoo cusboonaday dagmada Carma Dowlada Puntland […]

Dowlada Puntland oo hawada ka saartay Radio Daljir

Dowlada Puntland oo hawada ka saartay Radio Daljir

Update: War hada soo gaaray qaybta warqabadka Faaqidaad wuxuu sheegaya in Dowlada Puntland hawada ka saartay idaacada Daljir qaybteedii Boosaaso. Dowlada ayaa horay albaabada isugu dhufatay xaruntii idaacadaasi ku lahayd Garoowe, Sidii aanu horay idiin ku warbixinay. Warkii hore. Booliska Puntland ayaa goor dhoweyd albaabada isugu dhuftay xaruntii idaacada Daljir ku lahayd Garoowe, Sida uu […]

Faahfaahin dagaalkii saaka ka dhacay Barookhle

Faahfaahin dagaalkii saaka ka dhacay Barookhle

Update 1: Wasiirka Qorshaynta, Wasiir Ku xigeenka Ganacsiga, Beeljaade Jaamac, Culimo, Siyaasiyiin hore iyo Waxgarad kale oo ka soo jeeda beesha Cali Saleebaan ayaa saaka kulan waanwaan ah kula lahaa Gallan deegaanka Barookhle oo 20KM u jira Carmo. Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in kulankaas oo socda ay Ciidanka Dowladu weerar la beegsadeen maleeshiyaadkii taabacsanaa […]

1 2 3