Axmed Madoobe “Dagaalka Al-Shabaab daacad lagama aha”

Axmed Madoobe “Dagaalka Al-Shabaab daacad lagama aha”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta sheegay in aan daacad laga ahayn dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. Ma jirto ciduu magac dhabay, Laakiin wuxuu xusay in dagaalka kooxdaas lagula jiro uunsan ku koobnayn Soomaalida balse caalamku siyaabo badan ugu lug leeyahay. Wuxuu sheegay inay dhowaan qaadi doonaan hawlgal balaaran oo Al-Shabaab lagaga xorayn doono […]

Maamulka Jubbaland ayaa diiday in Aqalka sare saami laga siiyo Gobolka Banaadir

Maamulka Jubbaland ayaa diiday in Aqalka sare saami laga siiyo Gobolka Banaadir

Maamulka Jubbaland ayaa ku eedeeyey Dowlada Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Baarlamaanka inay ku hawlantahay, Sidii loo xagal daacin lahaa heshiisyadii horay loo gaaray iyo hanaanka loo marayo doorashooyinka 2016. Dowlada Federaalku waxay soo saartay miiska in qoondo laga siiyo aqalka sare Gobolka Banaadir taas oo ah mid aan ku jirin heshiiskii Muqdisho, Isla markaasna dhaawacaysa […]

Madaxweynaha Jubbaland wuxuu haweenka ka qadiyey Xukuumadiisa iyo Beesha Calaamka oo ka welwelsan

Madaxweynaha Jubbaland wuxuu haweenka ka qadiyey Xukuumadiisa iyo Beesha Calaamka oo ka welwelsan

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa ku dhawaaqay Xukuumada cusub oo tiro ahaan ka kooban 34 xubnood kuwaas oo isugu jira 17 Wasiir oo loo kala dhiibay Wasaaraddo buuxa iyo 17koodii Wasiir ku xigeen. Madaxweynaha ayaa ilaaway inuu ku soo daro  Golihiisa Wasiiradda xubno haween ah isagoo gebi ahaanba qadiyey waxaana liiska laga dhex […]

Jeneraal Fartaag oo aqbalay xilka qaadistii lagu sameeyey- Cod.

Jeneraal Fartaag oo aqbalay xilka qaadistii lagu sameeyey- Cod.

Madaxweyne Ku xigeenkii hore ee Maamul Goboleedka Juballand Jeneraal Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa aqbalay xilka qaadistii uu ku sameeyey Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan mar uu maanta waraysi siiyey laanta afka Soomaaliga ee VOA. Jeneraal Fartaag wuxuu sheegay in Madaxweynuhu xaq Dastuuri ah u leeyahay inuu soo magcaabo Madaxweyne Ku xigeen isla markaasna xilku yahay meerto. Wuxuu ugu […]

Ciidamada Soomaaliya ayaa weeraray Geed Timir iyo Toorow Toorow

Ciidamada Soomaaliya ayaa weeraray Geed Timir iyo Toorow Toorow

Ciidamada Soomaaliya oo garabsanaya kuwa Midowga Afrika ayaa weeraray Deegaanka Geed Timir oo ka tirsan Degmada Ceelbuur halkaas oo ay ku sugnaayeen kooxda Al-Shabaab. Saraakiisha Dowlada ayaa sheegay inay ku dileen hawl galkaas maleeshiyaad ka tirsan ururka xag jirka ah ee Al-Shabaab laakiin ma jiraan warar madax banaan oo xaqiijin kara sheegashadaas. Sidoo kale Taliska […]

Raysal Wasaarihii Dalka Austria ayaa si lama filaan ah isu casilay

Raysal Wasaarihii Dalka Austria ayaa si lama filaan ah isu casilay

Raysal Wasaarihii Dalka Austeriya Werner Faymann ayaa maanta si lama filaan ah xilkii isaga casilay isagoo dalkaas soo hogaaminayey tan iyo sanadii 2008. Todobaadyadii ugu danbeeyey xubno badan oo xisbigiisa (SPÖ)  ka tirsan ayaa ugu baaqayey inuu is casilo kadib markii Xisbiga Midigta fog (Freedom Party ) kaga adkaaday wareegii koowaad ee doorashadii Madaxtooyada bishii hore. Shir jaraa’id oo […]