Somaliland oo ka hadashay warar sheegaya in Sh. Shiriif & Faroole ku wajahanyihiin Hargeysa

Somaliland oo ka hadashay warar sheegaya in Sh. Shiriif & Faroole ku wajahanyihiin Hargeysa

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo warbaahinta la hadlayey ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayey in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh. Shiriif Sh. Axmed iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ay ku wajahanyihiin Hargeysa si ay uga qayb galaan xuska 18 May. “Waxaan maqlayey halkan baa lagu casumayaa Sh. Shiriif, Cabdiraxmaan Faroole iyo waxyaabo […]

Faatax oo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Woqooyi Bari loo doortay- Video

Faatax oo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Woqooyi Bari loo doortay- Video

Maamul Goboleedka Woqooyi Bari oo ka kooban Gobolada Sanaag iyo Hayland  ayaa maanta Madaxweyne u doortay Prof. Cali Axmed Faatax . Afhayeen u hadlay gudiga siyaasada maamul u samaynta Gobolada Woqooyi Bari Axmed Maxamed Maxamuud Jebiye ayaa maanta ku dhawaaqay in ergooyinkii ku shirsanaa Degmada Xingalool todobaadyadii la soo dhaafay ay si rasmi ah Madaxweyne ugu doorteen Faatax. Wuxuu sheegay […]

Ganacsade Boore “Horumarinta Dekeda Berbera ayaa leh mudnaanta 1-aad ee qaranka”

Ganacsade Boore “Horumarinta Dekeda Berbera ayaa leh mudnaanta 1-aad ee qaranka”

Cabdiraxmaan Boore oo ah maalqabeen u dhashay Jabuuti balse dalkaas kaga maqan khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo ay mar xulufo dhow ahaayeen ayaa ka hadlay heshiiskii ay wada galeen Xukuumada Somaliland iyo Shirkada DP World 9kii bishan. Heshiiskaas ayaa dhigayey in Somaliland ku wareejiso Dekeda Berbera DP World oo iyadu si […]

Xukuumada Somaliland oo ka hadashay heshiiskii Dekeda Berbera- VIDEO

Xukuumada Somaliland oo ka hadashay heshiiskii Dekeda Berbera- VIDEO

Wasiiradda Arrimaha Dibada, Madaxtooyada iyo Qorshaynta oo uu weheliyo Maareeyaha Dekeda Berbera ayaa shir jaraa’id si wada jir ah ugu qabtay magaalada Dubai si ay xogta heshiiskii Dekeda Berbera ula wadaagaan dadweynaha Somaliland. Dhamaantood waxay si isku mid ah u difaaceen heshiiskii ay la galeen shirkada laga leeyahay Imaarada Dubai ee DPWorld kaas oo dhigayey in si […]

Madaxweyne Siilaanyo oo dib ugu laabtay Hargaysa balse ka sii gudbay

Madaxweyne Siilaanyo oo dib ugu laabtay Hargaysa balse ka sii gudbay

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta gelinkii danbe dib ugu laabtay Hargaysa kadib markii uu gelinkii hore dalka Jabuuti kaga soo qayb galay xaflada caleemo saarka Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele. Madaxweyne Ku xigeenka, Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowlada ayaa ku soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Hargaysa halkaas oo uu ku […]

Isbarbar dhig awooda ciidan ee ‪‎Somaliland‬ iyo ‪‎Puntland‬

Isbarbar dhig awooda ciidan ee ‪‎Somaliland‬ iyo ‪‎Puntland‬

Warsidaha Faaqidaad wuxuu is barbar dhig ku sameeyey ciidamada Somaliland iyo Puntland ujeedada aanu ka leenahay maahan in aanu kicino dufaano colaadeed, Wax duwanaansho ahna noogama leh barnaamijyada kale ee aanu baahino. Waxaanu dareensanahay in dad badani si yaabo kala duwan noogu dhaleeceeyeen laakiin taas wax dhib ah uma aragno kamana doodayno waayo in aanu tixgelino […]