Somaliland oo Puntland kaga adkaatay Dharkayn-Geenyo

Somaliland oo Puntland kaga adkaatay Dharkayn-Geenyo

Sool wuxuu ka mid yahay Gobolada ay ku muransanyihiin maamulada Somaliland iyo Puntland oo mid kastaa dhankiisa u sheegto. Hargaysa iyo Garoowe sida caadiga ah waxay ku tartamaan sidii ay saamayn dhaqan, dhaqaale iyo mid siyaasaadeed ugu yeelan lahaayeen Goboladaas. Tartanka ay ugu jiraan sidii mid kastaa kan kale uga soo jiidan lahaa quluubta beelaha ku dhaqan […]

Somaliland: Xirsi waa Gudoomiyaha cusub ee Xisbiga Waddani

Somaliland: Xirsi waa Gudoomiyaha cusub ee Xisbiga Waddani

Waxa soo id’laaday wada-hadaladii u socday Xisbiga Waddani iyo garabkii horay u qaadacay shirweynihii Xisbiga Kulmiye ee la magac baxay Isbaahaysiga dimuqraadiyad doonka, Sida uu fahansanyahay Warsidaha Faaqidaad. Garabkan oo mar hore wada-hadalo la furay Xisbiyada mucaaradka ayaa goostay inay ku biiraan Waddani oo uu xilgan hogaanka u hayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi (Ciro). Qaar ka […]

Booliska Somaliland ayaa ka warbixiyey askari maanta lagu dilay Berbera- Video

Booliska Somaliland ayaa ka warbixiyey askari maanta lagu dilay Berbera- Video

Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ee Gobolka Saaxil ayaa ka warbixiyey askari ka tirsanaa Ciidankaas oo maanta lagu dilay magaalada Berbera. Marxuumka la dilay ayaa lagu magcaabi jiray Cabdi Ismaaciil Muxumad wuxuuna ka mid ahaa ilaalada duqa Berbera, Halka gacan ku dhiig laha lagu sheegay magaciisa Naasir Jaamac Guuleed (Deex), Sida uu warbaahinta u cadeeyey Taliyaha qaybta Booliska […]

Madax shirkada DP World ayaa booqasho ku tegey Hargeysa- VIDEO

Madax shirkada DP World ayaa booqasho ku tegey Hargeysa- VIDEO

Madaxa shirkada DP World Sultan Ahmed Bin Sulayem iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho lama filaan ah ku tegey Magaalada Berbera iyagoo mudo kooban gudaheedna uga sii gudbay Hargeysa. Weftiga ayaa kormeer ku soo sameeyey Dekeda Berbera si ay u soo indho indheeyaan, Maadaama Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo dhowaan shirkadaas kula heshiisay inay si gaar ah u […]

Muuse Biixi wuxuu ku eedeeyey Itoobiya dib u dhaca aqoonsiga Somaliland

Muuse Biixi wuxuu ku  eedeeyey Itoobiya dib u dhaca aqoonsiga Somaliland

Gudoomiyaha Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye oo ay suurtagal tahay inuu bedelo Madaxweynaha hada xilka haya, Wuxuu ku eedeeyey Addis Ababa dib u dhaca aqoosiga Soomaaliland, Isagoo leh kama aysan jawaabin 25kii sano ee la soo dhaafay. Muuse Biixi Cabdi wuxuu u sheegay Jimcihii Wargayska ka soo baxa Itoobiye ee The Reporter iyo koox kale oo weriyayaal […]

Xukuumada Somaliland waxay genefka ku dhufatay Maayir labaad oo Burco loo doortay- Video

Xukuumada Somaliland waxay genefka ku dhufatay Maayir labaad oo Burco loo doortay- Video

11 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Burco ayaa maalinimadii shalay kulan aan caadi ahayn Maayir ugu doortay Cabdirisaaq Shiine Faliidh, Iyagoo xilkii ka xayuubiyey Duqii hore ee Magaaladaas Maxamed Muraad. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa maanta sharci daro  ku tilmaamay doorashadaas, Isagoo sheegay in Maayirka sharciga ah ee Burco leedahay uu […]

Siyaasi Cabdiraxmaan Uurbayto ayaa ka hadlay Somaliland, Puntland iyo Khaatumo

Siyaasi Cabdiraxmaan Uurbayto ayaa ka hadlay Somaliland, Puntland iyo Khaatumo

Siyaasi Cabdiraxmaan Xirsi Faarax (Uurbeyto) oo laba jeer oo hore u tartamay jagada Madaxweyne ku xigeen ee Maamulka Puntland ayaa ka hadlay arrimo badan mar uu marti ku ahaa Barnaamijka Deperaani Show ee ka baxa muuq baahiyaha Somali Channel. Wuxuu qiray inuu ka mid ahaa siyaasiyiintii ka qayb galay shirkii dhidibada loogu taagey Khaatumo ee […]

Somaliland: Sanad guuradii 25aad ee ka soo wareegtey markii gooni loo go’ay, Warbixin

Somaliland: Sanad guuradii 25aad ee ka soo wareegtey markii gooni loo go’ay, Warbixin

Soomaaliland waxaa maanta looga dabaal degey sanad guuradii 25aad ee ka soo wareegtey markii ay ku dhawaaqday inay ka goosatay dalka Soomaaliya intiisa kale sanadii 1991. Sida caadiga ah sanadkasta 18 May Xukuumadu iyadoo kaashanaysa qaybaha dadweynaha waxay soo abaabushaa dabaal degyo lagu xusayo maalintaas laakiin sanadkan waxaa loo xusay si aan horay loogu arag sababta […]