Somaliland’s political system dominated by Isak tribe

Somaliland’s political system dominated by Isak tribe

Faaqidaad— In 1991, The Northern regions declared to secede from the rest of the country after more than three-week meeting hosted by Burao, the capital in the northwestern Togdheer region of Somalia. We are not here to talk about this issue but we want to look at whether the tribes in the regions that the […]

Somaliland: qaranland mise qabiilland?

Somaliland: qaranland mise qabiilland?

Shir in ka badan laba todobaad ka socday magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa lagaga dhawaaqay sanadii 1991 gobolada woqooyi inay ka goosteen dalka Soomaaliya intiisa kale. Somaliland waxay ka koobantahay dalkii la odhan jirey “maxmiyadda Somaliland” ee Ingiriisku gumaysan jiray, sida ku cada dastuurka u degsan qodobkiisa 1aad iyo kiisa 2aad. Dadka degan goboladii […]

Somaliland ma heli kartaa aqoonsi

Somaliland ma heli kartaa aqoonsi

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in 1 milyan oo qof saxiixeen codsi ay madaxbanaani kaga dalbanayaan dunida, dadka degan Somaliland ayaa lagu qiyaasaa 3.4 milyan. Laga soo bilaabo 1991kii, markaas oo ay meesha ka baxday dawladii kacaanka ee ka ariminaysay dalka, gobolka woqooyi ee soomaaliya wuxu ku dhawaaqay madaxbanaani. Su’aasha meesha taal ayaa […]

Siyaasi Mustafe Janogale oo arimo badan ka hadlay

Siyaasi Mustafe Janogale oo arimo badan ka hadlay

Mustafe Janogale oo ka tirsan siyaasiyiinta Gobolka Sanaag ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa arimo badan kaga hadlay warysi uu siiyey weriye Cabdi Aar. Doorashada Soomaaliya iyo hanaanka loo marayo soo xulista saamiga gobolka Sanaag ka helay baarlamaanka ayuu soo hadal qaaday, isagoo ka digay in la gacan bidixeeyo. Dhismihii Puntland, marxaladihii maamulkaasi soo maray […]

Somaliland: Reer Cigaal oo dhul laga dhacay

Somaliland: Reer Cigaal oo dhul laga dhacay

Qoyska AHN Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa sheegay in laga dhacay dhul ay ku lahaayeen magaalada Berbera, iyagoo ugu baaqay xukuumada Somaliland inay wax ka qabato. Cali Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ah curadka AHN Madaxweynihii hore ee Somaliland ayaa ku cawday inay kala wareegtay dhul ay mudo dheer lahaayeen dowlada hoose ee Berbera. […]

Wadahadal u socda Somaliland iyo Khaatumo

Wadahadal u socda Somaliland iyo Khaatumo

Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay wadahadalka ay magaalada Caynaba kula leeyihiin Khaatumo. Wasiir ku xigeenka Amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo si kooban Weriyayaasha ugula hadlay Hargeysa wuxu xaqiijiyey inuu socdo wadahadalku. Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Siilaanyo iyo Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayuu sheegay inay ku suganyihiin Caynabo, halkaas oo ay […]

Soomaaliya waxay si caro leh ugu jawaabtay Odinga

Soomaaliya waxay si caro leh ugu jawaabtay Odinga

Safiiraka Soomaaliya u fadhiya Kenya Danjire jamaal Maxamed Xassan ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal Raila Odinga yiri oo ahaa in Aduun weynuhu aqoonsado Somaaliland. Jamaal wuxu ku tilmaamay hadalka Raysal Wasaarihii hore ee Kiinya mid masuuliyad daro ku dheehantahay, meel ka dhacna ku ah midnimadda dhuleed ee Soomaaliya. Odinga ayaa sheegay mar uu hadal […]

Somaliland iyo Khaatumo oo wadahadlaya

Somaliland iyo Khaatumo oo wadahadlaya

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Khaatumo ayaa maanta gaaray magaalada Caynabo, Sida ay Faaqidaad u xaqiijiyeen ilo xogogaala. Weftigan oo ka kooban Lix xubnood waxa hogaaminaya Wasiirka Amniga Keyse Cabdi Yuusuf iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Maxamuud Maxamed Shabac. Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Axmed Xaaji Cali ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in weftigaas lagu diray talo loo […]

Somaliland oo genefka ku dhufatay go’aankii Turkiga

Somaliland oo genefka ku dhufatay go’aankii Turkiga

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdiraxmaan Sh. Cilmi Faahiye (Shamax) ayaa genefka ku dhuftay hadalkii shalay ka soo baxay safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Olgan Bekar. Shamax wuxu sheegay in aanu Turkigu ku cadaadin karin Somaliland inay ka tanaasusho qadiyadeeda go’aani isutaaga ayna Xukuumada Siilaanyo ka fiirsan doonto hadaladaas. “Hadalka ka soo yeedhay Safiirka Wax alaale waxay […]

Turkiga: ma aqoonsan baasaboorka Somaliland

Turkiga: ma aqoonsan baasaboorka Somaliland

Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Olgan Bekar oo maanta shir jaar’id ku qabtay Muqdisho ayaa beeniyey warar sheegayey in dalkiisu aqoonsaday baasaboorka Somaliland. “Ma aqoonsanin baasaboorka maamulka Somaliland, Fiisooyinkana waxaan ku siinaa warqado, baasaboorkaasina wuxu agtayda ka yahay teesaro aqoonsi oo kale” Ayuu yiri Bekar. Bekar wuxu hadalkiisa ku sii daray in Ankara sii wadi […]

1 2 3 4