Ethiopia oo ka dalbatay Ruushka inuu kala hadlo Arrimaha Soomaaliya.

Ethiopia oo ka dalbatay Ruushka inuu kala hadlo Arrimaha Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibada Ethiopia oo booqasho ku tegey magaalada Moosko 3 beri kadib markii uu halkaas booqday Raysal Wasaaraha Soomaaliya si uu uga codsado saanad Ciidan ayaa ka dalbaday Ruushka inuu iyaga kala hadlo Arrimaha Soomaaliya. Halkan hoose ka daawo Warbixin uu amuurtaas Warsidaha Faaqidaad ka diyaariyey. Faaqidaad.  

Isbarbar dhig awooda ciidan ee ‪‎Somaliland‬ iyo ‪‎Puntland‬

Isbarbar dhig awooda ciidan ee ‪‎Somaliland‬ iyo ‪‎Puntland‬

Warsidaha Faaqidaad wuxuu is barbar dhig ku sameeyey ciidamada Somaliland iyo Puntland ujeedada aanu ka leenahay maahan in aanu kicino dufaano colaadeed, Wax duwanaansho ahna noogama leh barnaamijyada kale ee aanu baahino. Waxaanu dareensanahay in dad badani si yaabo kala duwan noogu dhaleeceeyeen laakiin taas wax dhib ah uma aragno kamana doodayno waayo in aanu tixgelino […]