Jarmalka: toogasho ka dhacday Munich| Update 20 | Toos

Breaking News: Booliska Munich ayaa sheegay in ninkii magaaladaas dadka ku toogtay uu ahaa 18 jir Iiraaniya. Saraakiisha Booliska oo shir jaraa’id hada ku qabtay Munich waxay sheegeen in hawlgalkii weli socda ayna ka qayb qaadanayaan 2,300 oo askari kuwaas oo qaarkood ka yimaadeen Austria iyo Switzerland. Update 19: Booliska ayaa sheegay inay heleen meydka nin […]