Cabdirshiid Sh. Mahamud oo shaaciyay in uu u sharaxanyahay Aqalka sare

Cabdirshiid Sh. Maxamuud oo La taliye ka ah Wasaarada Arimaha Dibada Denmark ayaa shaaciyay inuu u taagan yahay ka mid noqoshada Aqalka Sare ee Soomaaliya.


Maxamuud ayaa goor hore Puntland kala shaqeeyey sidii loogu dhaqangelin lahaa nidaamka asxaabta badan ee, Wuxuuna xiligaa la shaqaynayey Midowga Yurub.

Garoowe waxaa ku soo qulqulayey maalmihii ugu danbeeyey musharaxiin tiro badan oo loolan ugu jira sidii ay ugu biiri lahaayeen golayaasha sharci dejinta Soomaaliya ee sanadkan la soo xuli doono.

Musharax Cabdirashiid.
Musharax Cabdirashiid.

Hadii aad jeceshahay inaad rukumato wararka iyo warbixinada Warsidahan, Fadlan LIKE saar Boga aanu ku leenahay Facebook ee Faaqidaad.com  .

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.