Axmed Madoobe “Dagaalka Al-Shabaab daacad lagama aha”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta sheegay in aan daacad laga ahayn dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.


Ma jirto ciduu magac dhabay, Laakiin wuxuu xusay in dagaalka kooxdaas lagula jiro uunsan ku koobnayn Soomaalida balse caalamku siyaabo badan ugu lug leeyahay.

Wuxuu sheegay inay dhowaan qaadi doonaan hawlgal balaaran oo Al-Shabaab lagaga xorayn doono dhamaan deegaanada Jubbaland ee hada gacantooda ku jira.

 

HOOSA KA DAAWO HADALKA MADAXWEYNAHA JUBBALAND.


Hadii aad jeceshahay inaad rukumato wararka iyo warbixinada Warsidahan, Fadlan LIKE saar Boga aanu ku leenahay Facebook ee Faaqidaad.com  .

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.