Turkiga: Waanu ka baxaynaa heshiiskii qaxootiga ee reer Yurub nala galeen

Turkiga: Waanu ka baxaynaa heshiiskii qaxootiga ee reer Yurub nala galeen

Baarlamaanka Turkigu wuxuu joojin doonaa heshiiskii qaxootiga ee aanu la galnay Yurub hadii dadkayga aan loo ogolaan inay dal ku gal (Visa) la’aan ugu safraan wadamada ku bahoobay midowgaas, Sidaa waxaa ku hanjabay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. Midowga Yurub ayaa leh Turkiga waxaa looga baahan yahay inuu buuxiyo  shuruudo gaar ah, Kuwaas oo ay ku jiraan inuu […]

Madaxweynaha Jabuuti oo markii 4aad xafiiska loo dhaariyey

Madaxweynaha Jabuuti oo markii 4aad xafiiska loo dhaariyey

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta loo dhaariyey markii afraad xafiiska waxaana ka soo qayb galay xafladii caleemo saarka Madaxweynayaal dhowr ah iyo marti sharaf kale. Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, Madaxweynaha Ruwanda Paul Kagame iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka mid ahaa ka soo qayb galayaasha. Sidoo kale […]

U.S.-funded Somali intelligence agency has been using kids as spies

U.S.-funded Somali intelligence agency has been using kids as spies

MOGADISHU, Somalia — For years they were children at war, boys given rifles and training by al-Qaeda-backed militants and sent to the front lines of this country’s bloody conflict. Many had been kidnapped from schools and soccer fields and forced to fight. The United Nations pleaded for them to be removed from the battlefield. The […]

Baarlamaanka Giriiga oo isu diyaarinaya inay cod u qaadaan deymo cusub

Baarlamaanka Giriiga oo isu diyaarinaya inay cod u qaadaan deymo cusub

Baarlamaanka Giriiga ayaa doodii ugu danbaysay maanta ka yeelanaya qaabayn lagu samayn doono dhaqaalaha dalkaas ka hor inta aysan cod u qaadin. Waxaa barbar socda doodaas dibad baxyo iyo shaqo joojin si dadweynuhu u muujiyaan diidamada barnaamijkaas oo lagu meel marinayo isbedelo cusub dhinacyada canshuuraha iyo dhaqaalaha la siiyo dadka hawl gabka ah. Qorshahan gunti isku giijiska ah […]

Kuuriyada Woqooyi ‘ma adeegsan doono Nukliyeer’ ilaa nala soo weeraro

Kuuriyada Woqooyi ‘ma adeegsan doono Nukliyeer’ ilaa nala soo weeraro

Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi ayaa sheegay in aanu dalkiisu adeegsan doonin hubka nukliyeerka ilaa la soo weeraro sida ay soo tebiyeen warbaahinta dowladu maamusho. Kuuriyada woqooyi ayaa tijaabisay hubkeeda nukliyeerka sanadii 2006 kadib markii ay ka baxday heshiis caalami ah oo hubkaas lagu xakamaynayey. Wixii ka danbeeyey markaas waxay si joogta ah ugu hanjabaysay inay hubkaas ku […]

North Korea ‘will not use nuclear weapons’ unless threatened

North Korea ‘will not use nuclear weapons’ unless threatened

The leader of North Korea has said the country will not use nuclear weapons unless its sovereignty is threatened, state media report. North Korea first tested nuclear weapons in 2006, after withdrawing from an international treaty. It has made repeated threats of nuclear strikes against South Korea and the US. But Kim Jong-un reportedly told […]

London oo dooratay Duq Magaalo oo Muslim ah.

London oo dooratay Duq Magaalo oo Muslim ah.

Sadiq Khan waxa uu noqday Duqa cusub ee London, waana markii ugu horaysay oo ay yeelato Duq Magaalo oo Muslim ah. Waxa uu ka adkaaday Murashaxii Xisbiga talada Dalka haya, Zac Goldsmith oo ah nin cadaan ah, Lacag fara badan aabihiis ka dhaxlay, ahna Xildhibaan Baarlamaanka Ingiriiska ah, oo lagu soo doorto Xaafada Richmond oo […]

Raysal Wasaaraha Turkiga oo xilka ka degaya.

Raysal Wasaaraha Turkiga oo xilka ka degaya.

Raysal Wasaaraha Turkiga Ahmet Davutoglu ayaa sheegay inuu xilka ka degi doono marka xisbigiisa AK ay isugu yimaadaan shir aan caadi ahayn dhamaadka bishan. Isagoo aan ku qanacsanayn qorshaha Madaxweyne Erdogan ku doonayo inuu dalka Turkiga ugu raro nidaamka Madaxtooyada ayaa lala xiriirinayaa inay sabab u tahay iscasilaadiisa. Laakiin mar uu la hadlayey warfidiyeenada wuxuu sheegay inuusan […]

Wadahadaladii u socday wadamada soo saara shidaalka oo burburay.

Wadahadaladii u socday wadamada soo saara shidaalka oo burburay.

Wadamada soo saara shidaalka ayaa ku guuldaraystay inay ku heshiiyaan qorshe la doonayey in qiimaha shidaalka dunidu saray loogu qaado kadib markii ay isku mari waayeen wadahadalo uga socday dalka Qadar. Shirkan waxaa isugu yimi wadamada ku jira ururka OPEC & Dalal kale oo soo saara shidaalka balse aan ururkaas ka mid ahayn sida Ruushka […]

Isbarbar dhig awooda ciidan ee ‪‎Somaliland‬ iyo ‪‎Puntland‬

Isbarbar dhig awooda ciidan ee ‪‎Somaliland‬ iyo ‪‎Puntland‬

Warsidaha Faaqidaad wuxuu is barbar dhig ku sameeyey ciidamada Somaliland iyo Puntland ujeedada aanu ka leenahay maahan in aanu kicino dufaano colaadeed, Wax duwanaansho ahna noogama leh barnaamijyada kale ee aanu baahino. Waxaanu dareensanahay in dad badani si yaabo kala duwan noogu dhaleeceeyeen laakiin taas wax dhib ah uma aragno kamana doodayno waayo in aanu tixgelino […]