UN Court to Hear Kenya-Somalia Maritime Border Dispute

UN Court to Hear Kenya-Somalia Maritime Border Dispute

The U.N. International Court of Justice said Thursday that it would hold hearings this year on a maritime border dispute between Somalia and Kenya. Somalia has complained that Kenya has wrongly claimed parts of its territorial waters in the Indian Ocean, areas potentially rich in gas and oil reserves. The disputed area stretches over 100,000 […]

Merkel presents new refugee integration law as ‘milestone’

Merkel presents new refugee integration law as ‘milestone’

German Chancellor Angela Merkel has presented a new law aimed at integrating refugees. The bill regulates the support that newcomers receive, but critics say it makes demands on them that will prove counterproductive. Angela Merkel presented the new law at a press conference on Wednesday morning in the eastern town of Meseberg, where her coalition […]

Jarmalku wuxuu meel marinayaa sharci cusub oo qaxootiga fursado badan siinaya

Jarmalku wuxuu meel marinayaa sharci cusub oo qaxootiga fursado badan siinaya

Raysal Wasaaradda Jarmalka Angela Merkel ayaa ku soo bandhigtay Arbacadii sharci cusub magaalada Meseberg halkaas oo Golaheeda Wasiiradu shir ku lahaayeen. “Waxaan qabaa inay tahay guul taariikhi ah in Dowlada isbaahaysiga ahi ku soo heshiiso sharciga isdhexgalka” Merkel sidaa waxay ka tiri shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen iyada iyo ku […]

IN MEMORIAM: AMBASSADOR GARAD

IN MEMORIAM: AMBASSADOR GARAD

Ambassador Mahammed Garad, scion of the Sultan family of Eastern Sanaag, passed away at his home in Maryland, U.S.A., on the night of 16 May 2016, having succumbed to a cancer he had been fighting for some time. He was surrounded by family, relatives and friends and was interred the following day, in accordance with […]

Booliska Somaliland ayaa ka warbixiyey askari maanta lagu dilay Berbera- Video

Booliska Somaliland ayaa ka warbixiyey askari maanta lagu dilay Berbera- Video

Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ee Gobolka Saaxil ayaa ka warbixiyey askari ka tirsanaa Ciidankaas oo maanta lagu dilay magaalada Berbera. Marxuumka la dilay ayaa lagu magcaabi jiray Cabdi Ismaaciil Muxumad wuxuuna ka mid ahaa ilaalada duqa Berbera, Halka gacan ku dhiig laha lagu sheegay magaciisa Naasir Jaamac Guuleed (Deex), Sida uu warbaahinta u cadeeyey Taliyaha qaybta Booliska […]

Shirkii Qardho uga socday duubabka dhaqanka oo la soo afmeeray- Warmurtiyeed

Shirkii Qardho uga socday duubabka dhaqanka oo la soo afmeeray- Warmurtiyeed

Shirkii duubabka dhaqanka Soomaaliyeed uga socday magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa goor dhoweyd la soo afmeeray. “Shirku wuxuu garowsaday in dagaalkii sukeeye dhamaaday hase yeeshee meelo badan ay weli ka jiraan colaado sukeeye kuwaas oo loo baahan yahay in la soo afjaro” Ayaa lagu yiri qodobka 1-aad ee warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkaas […]

Madaxweynaha Turkiga ayaa diiday inuu la kulmo dhigiisa Soomaaliya- Warbixin

Madaxweynaha Turkiga ayaa diiday inuu la kulmo dhigiisa Soomaaliya- Warbixin

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa diiday inuu kulan gooni ah la qaato dhigiisa Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo booqasho ku tegey dalkaas, Sida uu fahansanyahay Warsidaha Faaqidaad. Magaalada Istanbuul ayaa kulmisay 50 hogaamiye oo ka kala socday dunida si ay uga qayb galaan shir Qaramada Midoobay soo qaban qaabisay oo lagaga hadlayey Arrimaha Bani’aadamnimada. Madaxweynaha martida […]

Akhundzada wuxuu noqon doonaa hogaamiyaha cusub ee Talibaan

Akhundzada wuxuu noqon doonaa hogaamiyaha cusub ee Talibaan

Kooxda Talibaan ee dalka Afqaanistaan ayaa ku dhawaaqay hogaamiye cusub kaas oo bedeli doona Mullah Akhtar Mansour oo Maraykanku ku dilay duqayn dhinaca cirka ah. Bayaan ka soo baxay kooxda Talibaan waxay markii ugu horaysay ku qirteen dhimashada hogaamiyahoodii hore Mansour, Iyagoo Mawlawi Hibatullah Akhundzada u magcaabay inuu noqdo masuulkii bedeli lahaa. Dadka faaleeya arrimaha siyaasada ayaa aaminsan […]

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo ku wajahan Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo ku wajahan Muqdisho

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa maalinimada beri ku wajahan Magaalada Muqdisho, Sida uu fahansanyahay Warsidaha Faaqidaad. Saqda dhexe ee caawa ayuu ka duuli doonaa Magaalada Istanbuul halkaas oo uu kaga qayb galay shir weyne caalami ah oo lagaga hadlayey arrimaha bini’aadanimo ee dunida. Faaqidaad.

Madax shirkada DP World ayaa booqasho ku tegey Hargeysa- VIDEO

Madax shirkada DP World ayaa booqasho ku tegey Hargeysa- VIDEO

Madaxa shirkada DP World Sultan Ahmed Bin Sulayem iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho lama filaan ah ku tegey Magaalada Berbera iyagoo mudo kooban gudaheedna uga sii gudbay Hargeysa. Weftiga ayaa kormeer ku soo sameeyey Dekeda Berbera si ay u soo indho indheeyaan, Maadaama Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo dhowaan shirkadaas kula heshiisay inay si gaar ah u […]