Hoggaamiyeyaasha madasha wadatashiga qaran oo ku shirsan Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha madasha wadatashiga qaran oo ku shirsan Muqdisho

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Raysal Wasaaraha, Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Galmudug, Koonfurgalbeed iyo Jubbaland ayaa maanta shir uga furmay magaalada Muqdisho. Xubnahan oo ku midaysan waxa loogu yeero madasha wadatashiga qaran ayaa kulankooda kaga xaajoonaya doorashooyinka la qorsheeyey inay dalka ka qabsoomaan sanadkan 2016. Amaanka qaranka ayaa ka mid ah qodobada laga wada hadli doono maadaama […]

Breaking News: In ka badan 700 oo soo galooti ah ayaa ku dhintay Badda Mediteraniyanka

Breaking News: In ka badan 700 oo soo galooti ah ayaa ku dhintay Badda Mediteraniyanka

In ka badan 700 oo soo galooti ah ayaa ku dhintay Badda Mediteraniyanka kadib markii ay ku qaraqmeen doonyihii ay saarnaayeen xeebaha dalka Liibiya dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay, Sida ay sheegtay Hay’ada qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay. Doon ayaa ku degtay koonfurta Talyaaniga Arbacadii, Halka Khamiistii iyo Jimcihii qaxootiga isku deyeya inay soo gaaraan […]

Kumanaan soo galooti ah ayaa laga samatabbixiyey Badda Mediteraniyanka

Kumanaan soo galooti ah ayaa laga samatabbixiyey Badda Mediteraniyanka

In ka badan 600 oo qof oo soo galooti ah ayey cutubyo ka tirsan Ciidamada Badda Midowga Yurub ka samatabbixiyeen sabtidii Badda Mediteraniyanka, Taas oo ka dhigaysa tirada todobaadkan gudihiisa la soo badbaadiyey 16,000, Sida ay sheegayaan saraakiisha Talyaanigu. Samatabbixintii ugu danbaysay waxaa ka qayb qaatay maraakiib ay leeyihiin dalalka Talyaaniga, Jarmalka iyo Ireland kuwaas oo […]

Real Madrid waxay ku guulaysatay koobkii Champions League markii 11-aad

Real Madrid waxay ku guulaysatay koobkii Champions League markii 11-aad

Kooxda Real Madrid ayaa qaaday koobkii Champions League markii 11-aad, Kadib markii ay riikoorayaal kaga adkaatay kooxda ay magaalada ka wada dhisan yihiin ee Atletico Madrid. Real Madrid 5-3 Atletico Madrid ayey ku soo dhamaadeen riikoorayaashii, Iyadoo markii hore la isla dhaafiwaayey 1-1, Labada Kooxoodna ku guulaysan waayeen inay la yimaadaan goolal dheeri ah 30kii daqiiqo ee lagu daray. Cristiano […]

Berlin: Turkigu nama handadi karo

Berlin: Turkigu nama handadi karo

Wasiiro ka tirsan Dowlada Jarmalka ayaa sheegay Midowga Yurub in aanu ogolaan doonin inay muwaadiniinta Turkidu ku soo galaan dalalkooda dal ku gal (Visa) la’aan. Dowlada Jarmalka ayaa meel adag iska taagtay Turkiga kadib markii laba Wasiir sheegeen inay doonayaan in la xaqiijiyo in Ankara buuxisay dhamaan shuruudihii lagu heshiiyey hadii la rabo in Turkidu ku soo galaan Midowga Yurub dal ku gal […]

Madaxweyne Gaas oo shaqada ka eryeya Wasiirada ka soo jeeda Gobolka Bari

Madaxweyne Gaas oo shaqada ka eryeya Wasiirada ka soo jeeda Gobolka Bari

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa qorshaynaya isku shaandhayn uu ku sameeyo Golihiisa Wasiiradda, Taas oo eersan doonta inta badan xubnaha Xukuumada ee ka soo jeeda Gobolka Bari. Wasiirka Qorshaynta Shire Xaaji Faarax, Wasiirka Dekedaha Cabdulaahi Jaamac Saalax, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cabdijamaal Cismaan Maxamed, Wasiirada Haweenka Aniiso Xaaji Muumin iyo Wasiirka Duulista hawada Xasan […]

Shiinaha ayaa soo bandhigay Bas cusub oo la yaab leh- Warbixin

Shiinaha ayaa soo bandhigay Bas cusub oo la yaab leh- Warbixin

Dalka Shiinaha ayaa soo bandhigay Bas cusub oo la yaab leh, Kaas oo markii qaadi kara rakaab dhan 1,200o isagoo ku dul socon doona gaadiidka kale. Mashruucan ayaa looga gol leeyahay in wax lagaga qabto ciriiriga wadooyinka ee Shiinaha oo ah dalka koowaad ee dunida ugu dadka badan . Dhaqaalaha dalkaas oo si xawli ah […]

Antonov An-225 waa diyaarada dunida ugu weyn

Antonov An-225 waa diyaarada dunida ugu weyn

Antonov an-225 waa diyaarada dunida ugu weyn, Sanadii 1988 ayaa Midowgii Soofiyeeti dhisay si ay u qaado dayax gacmeed la oran jiray Buran oo qorshuhu ahaa in hawada sare loo diro. Wakhtigan waxaa leh dalka Ukraine iyadoo loo isticmaalo daabulida xamuulka culus, Mana jiraan diyaarado kale oo nooceeda ah oo la sameeyey. Warbixintan kooban ayuu warsidaha Faaqidaad ka […]

“Waa la celinayaa dhalinta qaxootiga ah ee ku xiran Maraykanka” Danjire Cawad

“Waa la celinayaa dhalinta qaxootiga ah ee ku xiran Maraykanka” Danjire Cawad

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Maraykanka Axmed Ciise Cawad ayaa cadeeyey dhalinyaro Soomaaliyeed oo dalkaas qaxooti ahaan ku galay balse loo diiday sharcigii oo tiradoodu dhantahay 40 ruux in dib loogu celina doono dalkoodii hooyo. Waraysi uu siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayuu ku sheegay in dhalintaasi aysan haysan fursad ay ku sii joogaan […]

Maxkamada QM oo dhegeysan doonta khilaafka dhinaca xadka badda ah ee Soomaaliya iyo Kiiniya

Maxkamada QM oo dhegeysan doonta khilaafka dhinaca xadka badda ah ee Soomaaliya iyo Kiiniya

Maxkamada caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cadaalada ayaa ku dhawaaqday inay sanadkan dhegeysan doonto khilaafka dhinaca xadka badda ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kiiniya. Dalka Soomaaliya ayaa ka cawday Kiiniya oo sida uu sheegayo si khalda ah u sheegtay qayb ka mid ah dhul badeedka uu ku leeyahay baddweynta Hindiya, Aagaas oo […]