Hawlaha Gudiga doorashooyinka Puntland oo la daah furay

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland, Gudoomiyaha Baarlamaanka, Wasiiro, Siyaasiyiin, Saraakiil ka socda Beesha Caalamka iyo Marti sharaf kale ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu daah furayey hawlaha Gudiga doorashooyinka Puntland oo dhowaan Baarlamaanku codka kalsoonida siiyey. Gudiga ayaa soo bandhigay wadiiqooyinka ay u mari doonaan hawlaha horyaala iyagoo dalbaday in lala shaqeeyo halka dadkii munaasabadaas ka hadlay ay […]

Ciidamada Soomaaliya ayaa weeraray Geed Timir iyo Toorow Toorow

Ciidamada Soomaaliya oo garabsanaya kuwa Midowga Afrika ayaa weeraray Deegaanka Geed Timir oo ka tirsan Degmada Ceelbuur halkaas oo ay ku sugnaayeen kooxda Al-Shabaab. Saraakiisha Dowlada ayaa sheegay inay ku dileen hawl galkaas maleeshiyaad ka tirsan ururka xag jirka ah ee Al-Shabaab laakiin ma jiraan warar madax banaan oo xaqiijin kara sheegashadaas. Sidoo kale Taliska […]

1 9 10 11