President Erdoğan Inaugurates Turkish Embassy in Mogadishu

President Erdoğan Inaugurates Turkish Embassy in Mogadishu

President Recep Tayyip Erdoğan inaugurated Turkish Embassy Compound in Somalia, the last stop of his East Africa tour. Delivering a speech at the opening ceremony, President Erdoğan said the Turkish Embassy Compound in Mogadishu, built on an 80-decare land, is the largest Turkish embassy in the world. “TURKEY AIMS TO OPEN EMBASSIES IN ALL 54 […]

Khudbadii Madaxweyne Erdogan- Daawo

Khudbadii Madaxweyne Erdogan- Daawo

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta khudbad taariikhi ah ka jeediyey magaalada Muqdisho mar uu halkaas ka furayey dhismaha cusub ee safaarada dalkiisu ku yeelan doono Soomaaliya. Wuxuu sheegay inay sii xoojin doonaan xiriirka ay la leeyihiin Soomaaliya, Isla markaana ay ka shaqayn doonaan sidii geeska Afrika uga soo kaban lahaa dagaalada sukeeye ee la […]

Erdogan iyo Xasan oo si wada jir ah xariga uga jaray dhismaha Safaarada Turkiga- Video

Erdogan iyo Xasan oo si wada jir ah xariga uga jaray dhismaha Safaarada Turkiga- Video

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo dhigiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta si wada jir ah xariga uga jaray dhismaha safaarada Ankara ku yeelan doonto Muqdisho. Dhismahan ayaa noqon doona kan ugu weyn marka la barbar dhigo safaaradaha dunida daafaheeda uu Turkigu ku leeyahay, Sida ay xaqiijisay Wasaaradda Arrimaha Dibada ee dalkaas. MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO […]

Xildhibaan Seed oo la kulmay diblumaasiyiin Jarmal ah

Xildhibaan Seed oo la kulmay diblumaasiyiin Jarmal ah

Xildhibaan Yaasiin Seed oo ka tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kiinya maanta kulan kula qaatay diblumaasiyiin Jarmal ah, Kuwaas oo uu kala hadlay Arrimaha Soomaaliya. Ku Xigeenka Safiirka Jarmlaka u jooga Kiinya isla markaana ah ergayga u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Christian Resch iyo saraakiil kale ayaa ka mid ahaa xubnihii uu la kulmay. […]

Erdogan oo ka degey Magaalada Muqdisho

Erdogan oo ka degey Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa goor dhoweyd ka degey magaalada Muqdisho, Safarkiisan oo qayb ka ah socdaal uu ku marayo dalalka Bariga Afrika. President Erdogan opens newly built Turkish embassy in Mogadishu. #ErdoganWelcomeToSomalia pic.twitter.com/q86NVZIdMu — Somalia Live Update (@HassanIstiila) June 3, 2016 Wasiiro ka tirsan Xukuumadiisa iyo Ganacsato tiro badan ayaa ku weheliya safarkiisa, […]

Garoonka diyaaradaha Kolon/Bonn oo baqdin dhanka amaanka ah loo xiray

Garoonka diyaaradaha Kolon/Bonn oo baqdin dhanka amaanka ah loo xiray

Maamulka Garoonka diyaaradaha Magaalooyinka Kolon/Boon ee dalka Jarmalka ayaa joojiyey shaqadii ge’gidaas kadib markii nin deg’degsani uu orod ku jiiray meelaha dadka lagu baaro. Oday 62 jir ah ayaa si ku meel gaar ah u curyaamiyey shaqadii garoonkaas maalinimadii Isniinta, Isagoo jiiray qalabka dadka lagu hubiyo, Sida ay sheegeen Ciidanka Boolisku. Wuxuu isku deyeyey inuu maro […]

Madaxweynihii hore ee Dalka Chad oo xabsi daa’in lagu xukumay

Madaxweynihii hore ee Dalka Chad oo xabsi daa’in lagu xukumay

Keli-taliyihii hore ee Dalka Chad Hissene Habre ayaa lagu helay denbi ah inuu geystay xasuuq iyo gabood falo kale oo ka dhan ah Aadanaha mudadii sideeda sano ahayd ee uu dalkaas xukumayey. Maxkamad gaar ah oo ku taala Dalka Sanagal ayaa xukun madaxaa ku furay ah ku riday Isniintii, Iyadoo u cuskatay inuu galay denbiyo dagaal, […]

Janaraal Afguduud oo gaari xoog loogala wareegay

Janaraal Afguduud oo gaari xoog loogala wareegay

Ciidamo uu wato Taliyaha Dekeda Boosaaso Maxamed Cabdi Xaashi ayaa shalay weerar ku qaaday guriga uu ka degen yahay magaalada Garoowe Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Puntland Janaraal Cabdirisaaq Maxamed Yuusuf (Afgaduud), Sida ay Warsidaha Faaqidaad u sheegeen ilo lagu kalsoon yahay. Xaashi iyo Ciidankii uu watay ayaa ku wargeliyey ilaalada taliyihii hore inay ku […]

1 2 3 11