Wadada Ceerigaabo oo 60 dareewal loo qaatay

Wadada Ceerigaabo oo 60 dareewal loo qaatay

Guddiga dhismaha wadada isku xiri doonta Ceeldaahir ilaa Ceerigaabo ayaa maanta Boosaaso kaga qaaday imtixaan 60 dareewal oo u tartamay wadida gaadiidka lagaga shaqayn doono dhismaha wadadaas. Dareewalladan ayaa laga soo xulay ilaa 120 horay u soo codsatay ka shaqaynta mashruucan, xubno ka socday gudiga iyo khuburo kale ayaa joogay goobtii intixaanka lagu qaadayey. Maxamed […]

Damalaxagare oo xarun caafimaad laga dhagax dhigay

Damalaxagare oo xarun caafimaad laga dhagax dhigay

Waxaa Magalada Damalaxagare Ee Gobolka sanaaga Laga Dhagax Dhigay MCH xaruunta Hooyada Iyo Dhalanka oo markii ugu horeeysey ay yeelan doonto degaanka Damalaxagre ee gobolka sanaag. Xaruntan ayaa waxaa dhisidoona dadka degaanka oo sheegay in ay ku hirgelindoonaan si iskaa wax u qabso ah, dhagax dhigan ayaa waxaa goob joog ahaa Odaysha Magalada,Ururka Haweenka Damalaxagare […]

Wasiirkii Amniga Puntland oo dalka dib ugu laabtay

Wasiirkii Amniga Puntland oo dalka dib ugu laabtay

Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo horay ugu dhaawacmay rasaas ay is weydaarsadeen Ciidamo ka tirsan Booliska, Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Wuxuu weriyayaasha u sheegay Qarjab oo mudooyinkii ugu danbeeyey xaaladiisa caafimaad lagula tacaalayey dalka Jabuuti inay xaaladiisu tahay mid wanaagsan. Madaxweynaha Puntland ayaa horay shaqada uga eryey  Taliyihii Booliska Janaral […]

Madaxweyne Gaas oo dib ugu laabtay Puntland

Madaxweyne Gaas oo dib ugu laabtay Puntland

Madaxweyanah Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Muddo Sadex Casho ah ku maqanaa waddanka Imaaraadka ayaa dib ugu laabtay Puntlnad, Isaga oo ka degey Garoonka Diyaaradah Bosaaso. Gaas ayaa ka warbixiyey Safarkii uu ku tegey Abu’Dhabi, Isagoo xusay inuu ku soo dhamaaday guul mar uu saxaafada kulla hadlayey garoonka diyaaradaha. Arrimha laga wadda’hadalya ayaa u badnaa […]