Khilaaf ka dhashay doorashadii Dangoroyo

Khilaaf ka dhashay doorashadii Dangoroyo

Nabadoonada Iyo Waxgaradka Degmada Dangoroyo ee nugaal ayaa shir jaraaid oo ay ku qabteen dangoroyo a Waxay ku beeniyeen in Degmada Dangoroyo ay ka dhacday Doorasho xalaal ah taasi oo lagu dooranayey Gudoomiyaha Cusub ee ay yeelanayso degmada Dangoroyo kadib markii ay dhamaatay Mudadii maamulkii hore ee Ka dhisnaa degmadaasi. Odayaashu Waxaa ay sheegeen in […]

Gaas oo garoowe ku laabtay

Gaas oo garoowe ku laabtay

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii ballaarnaa ee  uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb gelay shirkii Madasha wadatashiga qaran ee dhowaan kusoo xirmay magaalada Muqdisho ayaa maanta 15 September, 2016-ka soo gaarey magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Konoko kusoo  dhoweeyey guddoomiye ku-xigeenka […]

Dangorayo oo gudoomiye dooranaysa

Dangorayo oo gudoomiye dooranaysa

Nabadoonada Gobolka Nugaal ayaa ka hadlay doorashada Duqa Dongoroyo ee la filayo in ay todobaadkan ka dhacdo degmada Dongoroyo Ee nugaal. Nabadoonada ayaa kulan ay ku qabteen degmada dongoroyo waxay ku Sheegeen in loo baahan yahay in doorashada GudDoomiyaha golaha deegaanka Dongoroyo aysan dhici karin iyadoo ay maqan tahay Wasaaradihii arimaha gudaha ,gudigii Doorashada iyo […]

Kim Jong-un: Waan awoodnaa in aanu weerarno Maraykanka

Kim Jong-un: Waan awoodnaa in aanu weerarno Maraykanka

Hoggaamiyaha Kuuriyada Woqooyi Kim Jong-un ayaa ku tilmaamay tijaabada gantaallo Arbacadii uu tijaabiyay arrin ka markhaati kaceysa in dalkiisu awoodo inuu weeraro danaha Mareykanka ee Pacific-ga. Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay in Kim Jong-un uu shakhsiyan kormeerayay tijaabada gantaaladaasi. Khubarada dhanka Ciidamada Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegaya in mid ka mid ah gantaaladaasi uu guul […]

Cabdirshiid Sh. Mahamud oo shaaciyay in uu u sharaxanyahay Aqalka sare

Cabdirshiid Sh. Mahamud oo shaaciyay in uu u sharaxanyahay Aqalka sare

Cabdirshiid Sh. Maxamuud oo La taliye ka ah Wasaarada Arimaha Dibada Denmark ayaa shaaciyay inuu u taagan yahay ka mid noqoshada Aqalka Sare ee Soomaaliya. Maxamuud ayaa goor hore Puntland kala shaqeeyey sidii loogu dhaqangelin lahaa nidaamka asxaabta badan ee, Wuxuuna xiligaa la shaqaynayey Midowga Yurub. Garoowe waxaa ku soo qulqulayey maalmihii ugu danbeeyey musharaxiin […]

War deg deg ah: Dagaal ka bilowday duleedka Carmo

War deg deg ah: Dagaal ka bilowday duleedka Carmo

Warar goor dhoweyd naga soo gaaray degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa sheegaya in rasaas laga maqlayo meel aan sidaas uga fogayn magaalada. Goobta xabadu ka socoto waxaa ku wada sugan maleeshiyo hubaysan oo uu hogaaminayo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan iyo ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo halkaas hawlgallo u tagay. […]

Iran iyo Boing oo kala saxiixday heshiis ku kacaya $25 bilyan

Iran iyo Boing oo kala saxiixday  heshiis ku kacaya $25 bilyan

Shirkada Boing ayaa ku dhawaaqday inay la gashay Iran heshiis ay 100 diyaarad kaga iibsanayso shirkada Iran air. Heshiska qiimahiisua waxa lagu qiyaasayaa $25 bn. Heshiiska ayaa ah talaabo wayn ee laga gaaray xiriirka dhaqaale ee u dhaxeeya Iran iyo Maraykanka, Kadib markii cunaqabatayntii laga qaaday Iran sanadkii hore. Boing ayaa sheegtay inay la shaqaynayso […]