Daawo:- Madaxwaynaha Puntland ”kuwa diidan Dawladnimada Alshabaab ayay Canshuurta siiyaan”.

Daawo:- Madaxwaynaha Puntland ”kuwa diidan Dawladnimada Alshabaab ayay Canshuurta siiyaan”.

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si adag uga hadlay xirnaanshaha suuqayada Boosaaso oo maalmahaan u xirnaa Canshuur ay diideen inay bixiyaan ganacsatada guryaha ganacsiga iska leh. Madaxwaynaha ayaa sheegay inaan canshuurta lagu lahayn dadka dukaamadu u kiraysan yihiin balse canshuurtaan lagu leeyahay dadka iska leh dhismayaasha ganacsiga ayna waajib dastuuri ah […]

Wasiirkii Hawlaha Guud Cabaas Siraaji oo Muqdisho Aas-Qaran loogu sameeyay (Sawirro).

Wasiirkii Hawlaha Guud Cabaas Siraaji oo Muqdisho Aas-Qaran loogu sameeyay (Sawirro).

Alle ha u naxariisto Wasiirkii Hawlaha Guud ee Soomaaliya ahaana mudane ka tirsan Gollaha Shacabka ee Soomaaliya, waxaa maanta galinkii dambe Aas Qaran loogu sameeyay Qabuuro ku yaal Isbitaalka Madiina ee Muqdisho. Salaada Jinaasada ayaa marxuunka lagula tukaday Masjid ku yaal Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ka qaybgalay Madaxwaynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed cabdulaahi […]

Doorashadii Soomaaliya oo dib u dhacday

Doorashadii Soomaaliya oo dib u dhacday

Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa bil dib u dhacday waxaana loo raray 30 Novembar sida ay shaaciyeen Gudiga Doorashada Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Doorashooyinka Hogaanka Baarlamaanka Aqalka hoose iyo kan sare ayaa igauna daba maray wakhtigii loogu talo galay, waxaana sidaas lagu sheegay Warsaxaafadeed galabta kasoo baxay gudiga Doorashooyinka Soomaaliya. Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu […]

Soo gudbinta xubnaha Aqalka Sare oo dib u dhacay

Soo gudbinta xubnaha Aqalka Sare oo dib u dhacay

25 Bishaan oo ah maalin Axad ah ayay ahayd in maamul Goboleedyada Soomaaliya oo ay qayb ka yhiin Gobolada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe oo aan maamul lahayn inay soo gudbiyaan xubnaha Aqalka Sare u matalaya kuwaas soo xulistooda ay leeyihiin Madaxwaynayaasha maamulada oo la tashanaya Odayaasha dhaqanka. Jadwalka doorasho ayaa ay samayn ku yeelan doontaa […]