Baarlamaanka Puntland oo kuraastii caaga ahayd laga bedelay

Baarlamaanka Puntland oo kuraastii caaga ahayd laga bedelay

Baarlamaanka Puntland waxaa laga bedelay kuraastii caaga ahayd ee ay ku fadhiisan jireen oo ku hayey dhibaato, mudo dheerna ay dalbanayeen in laga bedelo. Maanta ayaa lagu baraarugay hoolka baarlamaanka oo u qaabaysan si caalami ah ayna yaaliin kuraas la dhigan kuwa ay ku fadhiistaan baarlamaanada dunidu. Madaxweynaha Puntland wuxuu booqday xarunta baarlamaanka si uu […]

Maraykanku wuxuu taageeray Al-Qaacida – Putin

Maraykanku wuxuu taageeray Al-Qaacida – Putin

Madaxweynaha Ruushka oo u waramayey Oliver Stone ayaa ku eedeeyey Maraykanka inuu ka masuul ahaa soo bixitaankii Al-Qaacida iyo maalgelinta hogaamiyahoodii hore Osama bin Laden. Washington waxay taageertay xoogagii xagjiray ee ku sugnaa Afqaanistaan si ay ula dagaalamaan ciidamadii Midowgii Soofiyeeti ee ku duulay dalkaas, ayuu yiri Putin. Vladimir Putin ayaa sheegay inay hayaan cadaymo […]

Iiraan oo maraakiib dagaal u dirtay Cumaan

Iiraan oo maraakiib dagaal u dirtay Cumaan

Axadii ayey Iiraan ka dirtay dekeda koonfurta dalkaas ku taal ee Bandar Abbas labo markab oo ku wajahan Cumaan, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Tasnim. Markab wax burburiya oo lagu magcaabo Alborz iyo mid sahayda qaada oo loogu yeero Bushehr ayey Iiraaniyiintu u soo direen Cumaan, kuwaas oo hada maraya biyaha caalamiga ah. […]

Imaaraadka oo cunaqabatayn saaraya Soomaaliya

Imaaraadka oo cunaqabatayn saaraya Soomaaliya

Xulufada uu hogaaminayo Sucuudigu ee go’doominta ku haya Qadar ayaa ugu baaqay waxay ugu yeereen dalalka ay walaalaha yihiin inay ku soo biiraan si cadaadiska loogu kordhiyo Dooxa. Sucuudigu wuxuu sheegay inuusan jiri doonin dal dhexdhexaad ah ee looga baahanyahay wadamada ay xiriirka fiican leeyihiin inay ku soo biiraan ama ay dhabarka u jeediyaan. Dalal […]

Maraykanku wuxuu u aarguday Puntland

Maraykanku wuxuu u aarguday Puntland

Maraykanka oo kaashanaya xulufadiisa Gobolka ayaa qaaday Axadii duqayn ka dhan ah Al-Shabaab taasoo jawaab u ahayd falkii ay dhowaan qaadeen maleeshiyada kooxdaas, sida ay sheegeen saraakiisha Waaxda Difaaca. Al-Shabaab oo ah koox mayal adag oo xiriir la leh shabakada Al-Qaacida ayaa weeraray Khamiistii saldhig ciidan oo uu lahaa maamulka Puntland, halkaas oo ay ku […]

U.S. strikes al Shabaab militants in Somalia: Defense Department

U.S. strikes al Shabaab militants in Somalia: Defense Department

The United States carried out a military strike with regional partners against al Shabaab in Somalia on Sunday in response to recent actions by the militant group, the Department of Defense said. The al Qaeda-linked militant group attacked a military base on Thursday in Somalia’s semi-autonomous Puntland region, killing 59, a Somali military officer said […]

Erdoğan oo u digay Farmaajo

Erdoğan oo u digay Farmaajo

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa uga digay dhigiisa Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo inuu la safto xulufada Sucuudiga ee godoominta ku haya Qadar. Warbaahinta Turkiga oo soo xiganaysa saraakiil ka tirsan Madaxtooyada dalkaas ayaa sheegay inuu Erdogan wacay Farmaajo habeenimadii Sabtida si ay uga wadahadlaan qalalaasaha Bariga Dhexe. Madaxweynaha Turkigu wuxuu ku bogaadiyey dhigiisa Soomaaliya […]

Sababtee Somaliland u taageertaa Al-Shabaab?

Sababtee Somaliland u taageertaa Al-Shabaab?

Maamulka Somaliland wuxuu ku lug lahaa weerarkii 7da Jun, ay ku qaadeen deegaanka Af-urur maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab, sida uu fahansanyahay Warsidaha Faaqidaad. Dad badan ayey la-yaab ku noqotay sida ay ugu suurtagashay inay qaadaan weerar xadigaas le’eg maleeshiyaadka ka dagaalama buuraha Galgala oo mudooyinkii dambe si weyn loo wiiqay. Maleeshiyaadka taabacsan Al-Shabaab ee […]

Haweenka Puntland oo bogaadiyey Baseey

Haweenka Puntland oo bogaadiyey Baseey

La taliyaha Madaxweynaha Puntland ee arrimaha haweenka Faadumo Bashiir Cabdisalaan ayaa bogaadisay doorkii ay ku lahayd Saafiyo Cabdulqaadir X. Xuseen (Baseey) heshiiskii dekeda Boosaaso. “Waxaan bogaadinayaa doorkii ay ka ciyaartay heshiiskii dekeda Boosaaso Saafiyo Baseey oo ahaa mid muhiim ah” Ayey tiri Faadumo. La taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca haweenka oo maanta la hadashay warsidaha Faaqidaad waxay […]

Gaas oo Puntland u horseeday marxalad cusub

Gaas oo Puntland u horseeday marxalad cusub

Aniga iyo dhowr qof oo kale bartamihii bishii November, 2012, waxaanu ku booqanay hoteel uu ka deganaa Dubai Prof. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) si aanu uga waraysano guud ahaan xaalada Soomaaliya. Puntland oo markaas lugaha kula jirtay qalalaase siyaasadeed iyo mid dastuur ayaanu diirada saarnay, maadaama uu markaas booqasho kaga yimi si dhowna uu ula […]