Antonov An-225 waa diyaarada dunida ugu weyn

Antonov an-225 waa diyaarada dunida ugu weyn, Sanadii 1988 ayaa Midowgii Soofiyeeti dhisay si ay u qaado dayax gacmeed la oran jiray Buran oo qorshuhu ahaa in hawada sare loo diro.


Wakhtigan waxaa leh dalka Ukraine iyadoo loo isticmaalo daabulida xamuulka culus, Mana jiraan diyaarado kale oo nooceeda ah oo la sameeyey.

Warbixintan kooban ayuu warsidaha Faaqidaad ka soo diyaariyey ee daawasho wacan.

Faaqidaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published.